Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu maanta kormeeray istuudiyaasha Telefishinka Qaranka gaar ahaan istuudiye casri ah oo ka bixi doona barnaamijyo Live ah oo tayo...
Read moreMamadaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka soo booqday, Idaacadda Radio Muqdisho, iyo Telefishinka Qaranka, isagoo si toos ah uga qeybgalay barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa...
Read moreWasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga, ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay, iyadoo ay garoonka diyaaradaha...
Read moreUrurka isku xirka dhalinyarada Soomaaliyeed ee Central Youth Link (CYL), ayaa maanta kulan wadatashi ah ugu qabtay degmada Cadaado odayaasha dhaqanka. Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay dhaqanka qeybihiisa kala...
Read moreBarnaamijka dhacdooyinka maanta ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta jimcaha mooyee, waxa uu xambaarsanyahay wareysiyo iyo warbixino xiiso badan ee halkan hoose ka dhageyso
Read moreMadaxweynaha Jahuuriyadda Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa marti ku ah barnaamijka Kulanka Toddobaadka oo berri oo Jimce ah ka bixi doona Radio Muqdisho iyo SNTV. Madaxweynuhu waxa uu ka...
Read moreShirka golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee maanta waxaa shir guddoominayey R/wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, waxaana looga dooday guddiyo ay soo gudbiyeen wasaaradaha kala ah Cadaaladda iyo Arrimaha iyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho