Madaxweynaha oo gaaray Kismaayo
Madaxweynaha Soomaaliyda mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba, halkaas oo ay maanta ka dhacayso xaflad lagu lagu caleemo saarayo baarlamaanka Jubbaland....
Read more











