Soomaali lagu xir xiray dalka South Africa
Howl galadaani oo ay ka fuliyeen ciidamada booliiska iyo kuwa milateriga xaafado ka mid ah magaalada Johannesburg gaar ahaan xaafadaha ay Soomaalida dagen yihiin ayaa waxaa lagu soo xir xiray...
Read moreHowl galadaani oo ay ka fuliyeen ciidamada booliiska iyo kuwa milateriga xaafado ka mid ah magaalada Johannesburg gaar ahaan xaafadaha ay Soomaalida dagen yihiin ayaa waxaa lagu soo xir xiray...
Read moreMuqdisho, 26 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka ku meel gaarka ee Jubba oo dhowaan looga dhawaaqey magaalada...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka maalin kasta Jimcaha mooyee waxa uu xambaarsanyahay warar iyo wareysiyo xiiso badan ee halkan hoose ka dhageyso.
Read moreMuqdisho 25 April 2015: Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Inj. Saalax Sheekh Cismaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo oo 4 cisho ku joogay dalka Turkiga ayaa...
Read moreMunaasabadani oo ay soo qaban qaabisay Jaamacada Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay xarunta Jaamacada ee magaalada Muqdisho, iyadoo lagu taageeray ololaha looga soo horjeedo cunista qaadka ee uu dalka ka...
Read moreSoomaalidu waa dad ku fiican naanays u bixinta wax walba xataa dadka. Magaca Magafe waxa loola jeedaa mid aan waxba seegin, waana taa sababta ay magacaasi ugu yeeraan qabqablahan Liibiyaanka...
Read moreMogadishu, 25 April 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreMadaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaamminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii socdaal shaqo uu ku tagay dalalka Jordun iyo Turkiga. "Dalka Jordan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho