Daawo Sawirada Madaxweynaha Dalka Shirarkii Garoowe Uu Kaga Qeybgalay Iyo Xaruumaha Uu Booqday
Sawir Qaade:-Ilyaas Geedi
Read moreSawir Qaade:-Ilyaas Geedi
Read moreGuddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Gen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa u diray Hambalyo ku aadan maalinta Shaqaalaha Aduunka, dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, Maalinta shaqaalaha...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan lagu falanqeeyay shirka wada tashiga ah ee dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada uga socda magaalada Garowe. Waxaa...
Read moreMadaxmweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer ka jeediyay munaasabad soo dhaweyn aheyd oo xalay loogu sameeyay xarunta madaxtooyada maamulka Puntland ee magaalada garowe. Madaxweynaha ayaa...
Read moreMuqdisho, 01, May, 2015....Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Camar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa u diraya Hambalyo ku aadan maalinta Shaqaalaha Aduunka, dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, Maalinta shaqaalaha aduunka...
Read moreMusharax C/kariim xuseen Guuleed oo ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxtinimada maamulka gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay qaar katirsan odayaasha dhaqanka ee dega gobolladaasi....
Read moreXaflad lagu soo dhaweynayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wefdiga uu hogaaminayo iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa caawa ka socota magaalada Garowe. Madaxweynaha Soomaaliya...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka waa barnaamij ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka SNTV, waxa uuna xambaarsanyahay warar iyo wareeysiyo la xiriira dhacdooyinkii ugu dambeeyay, ee halkan hoose ka dhageyso.
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho