Wasiirka caafimaadka oo sagootisay dhaqaatiir dalka ka fuliyay adeegyo caafimaad
Dhaqaatiirtan oo ka koobnaa 10 dhaqtar oo ka kala socday Qaar kamid ah Dalalka Afrika ayaa Qaliimo kala duwan ku sameeyay 40 Qof oo qabay dhaawacyo Burburka lafaha u badan...
Read more











