Wafdi ka socda Dowladda federaalka ah oo si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Dhuusa mareeb{SAWIRRO}
Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo wasiiru dowlaha xafiiska ra,iisul wasaaraha Somalia Cabdi Raxmaan Kulmiye Xersi uuna sidoo kale ka mid yahay danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Ethiopia Mudane Axmed Cabdi...
Read more











