Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dhibaatada Dadka Soomaaliyeed Ay Kala Kulmaan South Africa
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaareyneysaa weerarada daran ee ka dhanka ah muwaadiniinteeda , laguna boobayo hantidooda iyo shirkadahooda . Dowladda iyo Shacabka Soomaaliya waxaa naxdin ku noqotay xadgudubyada...
Read more










