Barakacayaal dalbaday gargaar
Qoysaska Barakacayaasha ah ee ku nool Duleedka Deegaanka Tareedisho ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay codsanayaan in gurmad lala soo gaaro maadaama lagu da galay xilli Roobaadka Gu’ga. Barakacayaasha ayaa...
Read moreQoysaska Barakacayaasha ah ee ku nool Duleedka Deegaanka Tareedisho ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay codsanayaan in gurmad lala soo gaaro maadaama lagu da galay xilli Roobaadka Gu’ga. Barakacayaasha ayaa...
Read moreWasiirka xanaaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid oo maalmihii la soo dhaafay howlo shaqo u joogay magaalada Garoowe ayaa galabta soo gaaray magaalada ...
Read moreAkhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Dowladda Hoose ee Muqdisho oo Hawlo nadaafadeed ka bilowday waddooyinka muhiimka ah ee Caasimada kaddib roobab xooggan oo ka da`ay xiliyadii la...
Read moreMunaasabadani oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qeeb galay Jaaliyada Ardayda iyo gudoomiyaha dagmada xamar jajab oo marti ku ah dalka sudan kana mid ah dadkii...
Read moreWafdiga oo u Tagay Kuwait in ay ka qeybgalaan Shirweynaha 2-aad ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga wadamada Carabta iyo Turkiga ayaa waxaa Garoonka ku soo dhaweeyay Mas'uuliyin sar sare oo...
Read moreTaliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Gen C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa xalay Saqdii dhexe Kormeeray Xaruumaha Ciidamada Qalabka sida ee magaalada Muqdisho islamarkaana gudanayay waajibaadka Qaran ee Dalka iyo dadka...
Read moreKu Simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in hey’adaha dowladda iyo Barlamaanka ay ka go’antay in Soomaaliya ay ka saaraan kala aragti duwnaanshaha dalka ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho