Dhammaan Akhristayaasha Radio Muqdisho, waxaa lagu wargelinayaa in barnaamijka Islaamka iyo Bulshada ee Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ka baxa todobaadkasta Maalinta Khamiista ah, Waxa maalinta berrito ah uu ku saabsanaan...
Read moreKulan Maanta lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Maamulka Jubbaland Ee Magaalada Kismaayo ayaa lagu shaaciyay Magacyada xubnaha Cusub ee ka mid noqonaya Baarlamaanka Jubbaland. Kulanka Ayaa waxaa goob joog ka ahaa...
Read moreKulankani oo looga hadlayay dhibaatada uu bulshada Soomaaliyeed ku leeyahay Cunista Qaadka ee la Xiriirta Dhinacyada Caafimaadka iyo Dhaqan Dhaqaale ee Dalka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu...
Read moreWasiirka Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Xukuumadda Somaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Xassan Nuux ayaa maanta Magalaadda Muqdisho Ku soo dhaweeyay Wasiirro Ka Socday maamul Goboleedyada ka jira. Ujeedda wafdiga ay u yimaadeen...
Read moreKu-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Amniga Gudaha Mudane C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Waxbarashada Marwo Khadar Bashiir Cali, Wasiirka Batroolka & Macadanta Maxamed Mukhtaar Ibrahim, Wasiiru dowlaha Waxbarashada C/laahi Bile Nuur...
Read moreMunaasabad qayb ka ah xuska Todobaadka dhirberista Qaranka Soomaaliya oo maalmahaanba si habsimi ah uga soconaya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa...
Read morekulan maanta ay xaruntooda Villa Hargaysa ku yeesheeen Xubnaha gudiga Joogtada ah ee Baarlamaanka oo uu shir godoominayey godoomiyaha barlamanka federalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawari ayaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho