Saraakiil ku Eedaysan Musuq maasuq oo maanta la horgeeyay maxkamada gobolka Banaadir
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwad loo heysto saraakiil ka kala tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga Dhaxe,oo loo heysto Musuq maasuq. Sarakiishaan ayaa ka howlgalayay xarumaha wasaaradda...
Read more











