Madaxweynaha Jubaland oo waddo Kismaayo dhexmarta dhagax dhigay
Madaxweynaha maamulka jubbaland Mudane Sheekh Axmed Maxamed islaam (Axmed Madoobe)ayaa dhagax dhigey waddo laami ah oo kutaal Magaalada kismaayo wadadaasi oo maamulku sheegay in lagu samayn doono dayactir. Dayactirka wadadaan...
Read more











