Ra’isul Wasaare ku xigeenka dalka oo daahfuray imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sarre
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaas oo ka bilawday magaalada Muqdisho iyo...
Read more











