Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo booqasho ku tegtay Gobolka Mudug
Wafdi ay hogaamineyso Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo gaartay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kulamo la qaadatay mas’uuliyiinta Maamulada Galmudug iyo Puntland. Marwo...
Read more











