Guddiga Xawaaladaha Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyey go’aanka dib shaqdooda ay ugu bilaabayaan Xawaaladaha Soomaalida ee dalka Mareykanka. Cabduqaadir Cali Siyaad (Joolaal) oo ka tirsan Guddiga Xawaaladaha Soomaaliyeed ahna guddoomiyaha Xawaaladda...
Read moreWasiirka Haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha ayaa maanta kulan looga hadlayey wada shaqeyn dhexmarta iyo in wada Jir loo xuso maalinta Haweenka adduunka la qaadatay Xildhibaannada Haweenka ah ee Barlamaanka...
Read moreWasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan looga hadlayey dar-dargelinta howlaha qorshe ee Wasaaradda la qaatay Maamulka iyo howlwadeenada Wasaaradda. Mudane Maxamed Cumar Caymooy Wasiirka...
Read moreNaadiga Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa maanta ku dhawaad 50 gabdho suxufiyiin ah tababar ugu furay Muqdisho, kaasi oo kor loogu qaadayo tayaqada aqoontooda saxaafadeed. Munaasabadii tababarka lagu furayay oo ay...
Read moreXawaaladaha Soomaalida ee dalka Mareykanka ayaa loo oggolaaday inay diraan lacagaha biilasha ah, kaddib sagaal maalin oo ay xayirnaayeen. Bangiyada Mareykanka ayaa hakiyay adeeggii ay siin jireen xawaaladaha Soomaalida, tallaabadaas...
Read moreWakiilka Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya Nicholas Kay ayaa soo dhoweeyay sii deynta 4 badmaaxiin ah oo dhowaan ay sii daayeen burcad badeed afduub u haysatay muddo 4 sano ah....
Read moreMagaalada Cape Town ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka socday kulamo ay wada yeelanayeen Soomaalida iyo dadka deegaanka phillippy kaas oo ku saabsanaa xalinta dhibaatada loo geystay ganacsatada Soomaaliyeed...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho