Madaxweynaha oo kala diray Golaha Adeegga Garsoorka “Digreeto”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala diray Golaha Adeegga Garsoorka kaddib digreeto ka soo baxday xafiiskiisa. Xeer Madaxweynaha lr. 08 KALA DIRID GOLAHA ADEEGGA...
Read more











