Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo xalay gaarey magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa ka maanta ka qeybgalay Siminaar lagu baranaayo qaabka loo abaabulo heshiisyada ku saabsan arrimaha shidaalka. Siminaarkan...
Read moreIyada oo la tixraacayo heshiiskii Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ay ku gaareen magaalada Djibouti bishii Disembar 2014,...
Read moreWararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in wiil Soomaali ah xalay lagu diley magaalada Cape Town ee dalkaasi gaar ahaan Xaafadda ay Soomaalidu ku badan tahay Phiphly sida...
Read moreMarkabkan oo si xad dhaaf ah loogu raray Lo' ayaa ku quusey meel ku dhow xeebta Raas Al-Xadda koonfurta gobolka Sharqiya dalka Cumaan galabnimadii sabtiga. Wararka laga heley ilo ku...
Read moreJaamacadda Jazeera iyo Jimciyadda Asal ayaa siminaar lagu baranayay hal’abuurnimada ugu soo gabo gabeeyay xarunta 3-aad ee Jaamacadda 250 arday oo ka mid ah ardayda dugsiyada sare ka soo qalin...
Read moreMas’uuliyiinta Maamulka Galmudug ayaa walaac ka muujiyay biyo la’aan ka jirta degaanno ka tirsan Gobolka Mudug, kaddib socdaal ay ku tageen deegaannada ay biyo la’aantu ka jirto, waxaana ay ku...
Read moreDowladda Soomaaliya ayaa saaka caafimaad dibadda ah u qaadey qaar ka mid ah dadkii dhaawacyada culus ay ka soo gaareen qaraxyadii dhawaan Kooxda Nabaddiidka ah ee Al-Shabaab ay ka geesteen...
Read moreWaxaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu wadaa in uu ka furmo wadahadalada u dhexeysa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland, kaasi oo looga hadli doono arrimo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho