Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayo oo kasoo amba baxay caasimadda wadanka ayaa soo gaaray magaalada Sharm Sheik ee dalka Masar waxaana garoonka kusoo dhaweeyay Ra\isulwasaaraha Masar halkaasoo dowladda Masar ay...
Read moreKooxda Everton ee dalka ingiriiska ayaa lugtii koowaad ee koobka Europa League-ga garoonkeeda Goodison Park 2-1 uga badisay kooxda Dynamo Kyiv ee dalka Ukraine. Kooxda Dynamo Kyiv ayaa goolka la...
Read moreKooxda Wolfsburg ee dalka Jarmalka ayaa lugtii koowaad ee koobka Europa League-ga garoonkeeda Volkswagen Arena 3-1 uga badisay kooxda Inter Milan ee dalka talyaaniga. Kooxda Inter Milan ayaa goolka la...
Read moreBarnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan....
Read moreDuqeymo dhinaca cirka ah oo lala eegtay horjooge ka tirsan kooxda gummaadka ummadda Soomaaliyeed ayaa galabta ka dhacday gobolka Gedo. Guddoomiyaha degmada Buur-dhuubo ee gobolkaasi Xasan Maxamed Xasan ayaa laanta...
Read moreMadaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay dalka Masar. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa ku sii sagootay...
Read moreSafiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya danjire Maxamed Cali Nuur Americo ayaa maanta khudbad uu kaga hadlayay xaalada dalka Soomaaliya iyo marxaladihii kala duwanaa oo uu soo maray u...
Read moreNairobi, 12 March 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye) oo labadan cisho joogey Nairobi ayaa maanta kulamo la qaatay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho