Guddoomiyaha Maxkamada Sare JFS oo daah-furay Shirkii 4aad ee Madasha Garsooreyaasha Dalka
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirkii 4aad ee Madasha Garsooreyaasha Dalka kaas oo ka qabsoomay magaalada Muqdisho....
Read more











