QM oo munaasabadda 1-da Luuliyo awgeed u hambalyaysay Shacabka Soomaaliyeed
Xuska sanad guurada 63-aad ee madax-banaanida Soomaaliya awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay u hambalyaysay dadka Soomaaliyeed, waxayna ku ammaantay sida ay uga go’antahay dhismaha mustaqbal wanaagsan. Madax bannaanida Soomaaliya ayay...
Read more











