R/wasaaraha: “Dowladda waxa ay qaadaysaa mas’uuliyadda taabo gelinta shirka dib-u-heshiisiinta Dhuusamareeb”
Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa uu balan qaaday in Dowladda ay bixineyso qarashka ku baxaya Shirarka dib-u-heshiisiinta Goboladaas...
Read more











