Nicholas Kay Oo Maanta gaaray Magaalada Kismaayo
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, danjire Nicholas Kay ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Danjire Nicholas Kay ayaa wadatashi la yeelan...
Read more










