Allaha u naxriistee Xildhibaan Cumar Cali Nuur (Cumar Furdug),Guddooomiye ku xigeenka gobolka Banaadir ee dhanka Siyaasadda Maxamed Aadan Guuleed (Caane Geel) iyo ayaa maanta ku geeriyooday qarax duhurnimadii maanta maleeshiyaad...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa lagu falanqeeyay mowduuc ku saabsan horumarinta Afka Soomaaliga, xilli ay socoto qaban qaabada munaasabad Muqdisho looga hirgelinayo xarun...
Read moreHorjooge ka tirsanaa maleeshiyaadka Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowladda eek u sugan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Ninkan oo magaciisa lagu sheegay C/laahi Cabdi kana tirsanaa horjoogayaasha Shabaabka...
Read moreWaxaa arbacadii (February 18, 2015) ay labada Wasaaradood ee Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Imaaraadka Carabta, ku kala saxiideen Heshiiska Afti- Isfahameed (MOU). Heshiiskaas oo ka dhacay...
Read moreWasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta ayaa ugu baaqday culumaa’udiinka Soomaaliyeed in ay u istaagaan wacyigelinta bulshada si looga hortago afkaarta qaldan ee xag jirnimada ah. Wasiirka wasaaradaasi C/qaadir Sheekh Cali...
Read moreBarnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan....
Read moreGarowe, 19 Febraayo, 2015 Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed iyo Ururka Horumarinta Warbaahinta dalka Finland ee VIKES oo kaashanaya Ururka Saxafiyiinta Puntland (MAP) ayaa tababar soconayay saddex cisho, oo diiradda lagu saaray...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho