Maamulka Jaamacadda Capital oo deeq dawo ah gaarsiiyey bukaanno ku jira cisbitaalka Carafaat “SAWIRRO”
Maamulka Jaamacadda Capital ee magaalada Muqdisho ayaa maanta deeq dawo ah oo isugu jirta faleebooyin iyo cirbado gaarsiiyay bukaano jiifa cisbitaalka Carafaat ee degmada Yaaqshiid, halkaasi oo lagu dabiibayo bukaanno...
Read more

