AC Milan oo Ka Badisay Napoli iyo Fiorentina oo Ka Adkaatay Cesena “SAWIRRO”
Kooxda AC Milan ayaa caawo garoonkeeda San Siro 2-0 uga badisay Kooxda Napoli. Ciyaaryahan Jeremy Menez ayaa daqiiqadii lixaad ee ciyaarta goolka koowaad u dhaliyay kooxda AC Milan,sidasi ayaana lagu...
Read more

