Isku Aadka Koobka Europa League-ga oo Lagu Dhawaaqay
Isku aadka wareega 32-da kooxood ee koobka labaad ee qaarada yurub ee Europa League-ga ayaa maanta looga dhaqaaway xarunta xiriirka kubadda cagta ee qaarada yurub ee UEFA oo ku taalo...
Read moreIsku aadka wareega 32-da kooxood ee koobka labaad ee qaarada yurub ee Europa League-ga ayaa maanta looga dhaqaaway xarunta xiriirka kubadda cagta ee qaarada yurub ee UEFA oo ku taalo...
Read moreIsku Aadka wareega labaad ee koobka Champions League-ga ayaa maanta looga dhawaaqay xaruunta xiriirka kubada cagta ee UEFA oo ku taalo magaalada Nyon ee dalka Switzerland. Kooxaha u soo baxay...
Read moreShirka Mamulada Degmoyinka Gobalka Banaadir ayaa Manta Lagu qabtatay Degmada Dharkeynley ee Gobalka Banaadir. Kulankan ayaa waxaa shir Guddominayay G/Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho Jenaraal Xasan Maxamed Xuseen(Muungaab), iyadoo...
Read moreSii hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta oo saaka khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ee doorka Hay’adaha Gar-gaarka ee ka socda dalka Kuwait iyadoo xalay uu halkaas gaaray Wafdiga Soomaalida oo uu...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Shiinaha ee uu hogaaminayay Safiirka Cusub ee dowladaasi ay u soo magacowday Soomaaliya,...
Read moreArdayda wax ka barata dugsiga hose, dhexe iyo sare ee Cismaan Geeddi Raage ayaa u fariisatay imtixaanka bartamaha ee sanad dugsiyeedka 2014/2015. Maamulaha dugsigaasi Maxamuud Jimcaale Cumar ayaa Radio Muqdisho...
Read moreMaamulka gobolka Hiiraan iyo kan degmada Beledweyne ayaa kormeeray xaafado ka mid ah degmadaasi oo ay ka socdaan mashaariic horumarineed. C/fitaax Xasan Afrax gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa ku boorriyay bulsha...
Read moreMaamulka gobolka Banaadir ayaa qalab isbortis ugu deeqay degmada Wardhiigleey. Gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir ee dhinaca arrimaha bulshada ayaa qalab isborts oo loogu talagalay in lagu dhiirigeliyo kooxaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho