Ciidammo isku-dhaf ah oo ka kooban Booliis, Nabad-sugid iyo milatari ayaa howl-gal dad lagu soo qabtay ka fuliyay degaanno ka tirsan Muqdisho iyo Shabeelaha Hoose. Degmada Kaxda ee gobolka Banaadir...
Read moreGudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi Xildhibaanno ah oo uu hogaaminayey oo dib ugu soo laabtay dalka ayaa si heer...
Read moreBarnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo habeennimada Jimcaha....
Read moreKulankani oo looga hadlayay arrimo la xiriira ammaanka magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka oo goor dhow ku soo gaba gaboobay Muqdisho ayaa waxaa looga hadlayay arrimo la xiriira dar dar...
Read moreTababarkani oo maalma ka hor magaalada Muqdisho uga Furmay Guddiga Farsamada Maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa maanta loo soo gaba gabeeyay, iyadoo 13 kii Bishan uu kala...
Read moreWar-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xisaabiyaha guud ee Dowladda ayaa lagu sheegay in dhamaan dadka daneynaya in ay wax ka ogaadaan la socodka dhaq dhaqaaqa Hantida Qaranka, Dakhli iyo Kharash...
Read moreXildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa laga hor akhriyay xeerka isgaarsiinta qaranka iyo hindise-sharciyeedka iibka qaranka, iyadoo kulankaasi uu shir guddoominayay Guddoomiyaha...
Read moreMadaxa amniga Degmada Dhuusa mareeb Mahad Khaliif Rooble ayaa ugu baaqay bulshada ku dhaqan Degmada in ay ka shaqeeyaan horumarka dhanka amniga, islamarkaana si dhow iskaashi ay kala sameeyeaan hey’adaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho