Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ayaa raashin gargaar ah oo ay dalka keentay hey’adda bisha cas ee dalka Turkiga u qeybisay ilaa iyo Sadex Kun oo naafo ah, kuwaasoo ku...
Read moreKooxda Derby County oo ka ciyaarta heerka labaad ee dalka ingiriiska ayaa waxaa garoonkeeda Pride Park 1-3 uga badiyay kooxda Chelsea. Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 23-aad...
Read moreKooxda Real ayaa u soo baxday Finalka koobka naadiyada aduunka ee Fifa Club World Cup,ka dib markii ay garoonka Le Grand Stade de Marrakech ee dalka Morocco ay 4-0 uga...
Read moreKooxda Bayern Munich ayaa garoonkeeda Allianz Arena 2-0 uga badisay kooxda Freiburg. Kooxda Bayern Munich ayaa goolka la hor martay,waxaana dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Arjen Robben,sidasi...
Read moreBarnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo habeennimada Jimcaha....
Read moreXiriirka kubada cagta ee dalka talyaaniga ayaa ganaaxay tababaraha kooxda Roma Rudi Garcia iyo tababaraha kooxda Juventus Massimiliano Allegri. Tababaraha kooxda Roma Rudi Garcia ayaa tarabuunka ka daawan doono ciyaarta...
Read moreWeeraryahankii hore ee kooxda Arsenal iyo xulka France Thierry Henry ayaa maanta ku dhawaaqay in uu ka fariistay ciyaarista kubada cagta,ka dib markii uu 20-sano ciyaarayay. Ciyaaryahan Henry oo sanadkii...
Read moreDalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay waxaa ka jira kooxo hubeysan oo sheegta in ay jihaad ku jiraan, kuwaas oo dagaalkooda ugu badani ku wajahan yahay hoggaamiyayaasha iyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho