Thursday, January 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Isku Aadka Koobka Europa League-ga oo Lagu Dhawaaqay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooob

Isku aadka wareega 32-da kooxood ee koobka labaad ee qaarada yurub ee Europa League-ga ayaa maanta looga dhaqaaway xarunta xiriirka kubadda cagta ee qaarada yurub ee UEFA oo ku taalo magaalada Nyon ee dalka Switzerland.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Kooxaha u soo baxay wareega 32-da kooxood ee koobka Europa League-ga ayaa waxa ay u wada ciyaari doonaan sida soo socota.

Young Boys v Everton
Torino v Athletic Bilbao
Sevilla v Borussia Monchengladbach
Wolfsburg v Sporting Lisbon
Ajax v Legia Warsaw
Aalborg v Club Brugge
Anderlecht v Dinamo Moscow
Dnipro v Olympiakos
Trabzonspor v Napoli
Guingamp v Dynamo Kiev
Villarreal v Red Bull Salzburg
Roma v Feyenoord
PSV Eindhoven v Zenit St Petersburg
Liverpool v Besiktas
Tottenham v Fiorentina
Celtic v Inter Milan

Luga koowaad ee koobka Europa League-ga ayaa waxaa la ciyaari doonaa 19-bisha Feberuary,halka lugta labaad la ciyaari doono 26-bisha Feberuary.

Ciyaarta Finalka ee koobka Europa League-ga ayaa waxaa 27-bisha May lagu ciyaari doonaa Warsaw ee caasimada dalka Poland.

Previous Post

Isku Aadka Wareega Labaad ee Koobka Champions League-ga oo Lagu Dhawaaqay

Next Post

Maamulka Degmada Dhuusa mareeb Oo Ku Baaqay Dadka Deegaanka Ah In Ay Ka Shaqeeyaan Xoojinta Amniga

Next Post

Maamulka Degmada Dhuusa mareeb Oo Ku Baaqay Dadka Deegaanka Ah In Ay Ka Shaqeeyaan Xoojinta Amniga

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

January 21, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaliya, Mudane Jamal Maxamed Xasan ayaa maanta kulan la yeeshay xubno ka tirsan...

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

January 21, 2026
0

The Federal Republic of Somalia is pleased to announce the ratification of the new Intergovernmental Authority on Development (IGAD) Treaty,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD

January 21, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD, iyadoo noqotay dowladdii shanaad ee ansixisa, taas oo...

Iskaashiga Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo sii xoogaysanaya

Somalia Thanks China for Continued Support and Strong Bilateral Cooperation

January 21, 2026
0

The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, led by H.E. Abdisalam Ali ,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In