Friday, July 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha G/Hiiraan “Bulshada reer Hiiraan waa iney gacan ka geystaan horumarinta gobolka”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka gobolka Hiiraan iyo kan degmada Beledweyne ayaa kormeeray xaafado ka mid ah degmadaasi oo ay ka socdaan mashaariic horumarineed.

C/fitaax Xasan Afrax gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa ku boorriyay bulsha weynta reer Hiiraan iney maamulka ka gacan siiyaan mashaariicdaasi lagu horumarinayo adeegyada bulshada ee gobolkaasi.

Related posts

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay dalka Boqortooyada Sacuudiga

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay dalka Boqortooyada Sacuudiga

July 3, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA IMAAM MAXAMED YUUSUF CALI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA IMAAM MAXAMED YUUSUF CALI

July 3, 2026

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa meelaha uu booqday waxaa ka mid ah suuq labaad oo uu maamulkiisi ka hirgelinayo magaalada Beledweyn, isagoo tilmaamay in suuqyo ckale oo ku haboon ganacsiga ay ka hirgelin doonaan magaalada xarunta ah ee Beledweyne.

Meelaha kale ee uu kormeeray gudoomiyaha ayaa waxaa ka mid ah garoonka kubbadda cagta, iyo cisbitaalka guud ee Beledweyn oo dib u dhis lagu sameeynayo, isagoo booqday mashruuc nalalka cad ceeda ku shaqeeyo lagu gelinayo magaaladaasi.

Dhismaha suuqa cusub ayaa ka socda xaafadda Buunda weyn, waxaana la filayaa in dhawaan xarigga laga jaro.

Previous Post

Dhgeyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Daawo Sawirrada:- Ardayda dugsiga Cismaan Geeddi Raage oo u fadhida imtixaanka bartamaha

Next Post

Daawo Sawirrada:- Ardayda dugsiga Cismaan Geeddi Raage oo u fadhida imtixaanka bartamaha

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay dalka Boqortooyada Sacuudiga

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay dalka Boqortooyada Sacuudiga

July 3, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loogu maamuusayay 66-guuradii ka soo wareegtay markii...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA IMAAM MAXAMED YUUSUF CALI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA IMAAM MAXAMED YUUSUF CALI

July 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda...

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Edmonton ee dalka Canada

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Edmonton ee dalka Canada

July 3, 2026
0

Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka iyo Canada Danjire Daahir Xasan Cabdi , Wasiirro hore iyo dad caan ah ayaa magaalada Edmonton,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY WAFDI KA SOCDA DOWLADDA TALYAANIGA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY WAFDI KA SOCDA DOWLADDA TALYAANIGA

July 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In