Arsenal oo Garoonkeeda Lagu Garaacay iyo Bayer Leverkusen oo Ka Adkaatay Atletico Madrid “SAWIRRO”
Kooxda Arsenal ayaa waxaa lugtii koowaad ee koobka Champions League-ga garoonkeeda Emirates Stadium 1-3 uga badiyay kooxda Monaco. Boqorka Monaco Prince Albert ayaa daawanyay ciyaarta,isagoo taageerayay kooxda Monaco. Taageerayaasha kooxda...
Read more











