Kulan lagu heshiisiinaayay Beelo wada dega gobolada dhexe oo Muqdisho lagu qabtay
Waxgaradka, Aqoonyahno iyo Culimaa’udiin ayaa ka qeybgalay kulan lagu dhex dhexaadinaayo labo Beelood oo dhowaan diriri ku dhex martay deegaano ka tirsan degmada Xarar dheere ee gobolka Mudug, iyadoo kulankaasi...
Read more










