Dab xoogan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla Agagaarka isgoyska Black Sea, kaasi oo aan la ogayn qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dabkaasi. Gaadiidka dab-damiska dowladda Hoose...
Read moreAgabkaan oo isugu jira kuraas, miisas,iyo boorsooyin ay kujiraan buugaag,ayaa maanta loo qaybiyay qaar kamid ah iskuulaadka sida lacag la’aanta ah ay wax uga bartaan Carruurta Barakacayaasha iyo kuwa dantayarta...
Read moreSaraakiishani ka socotay hey’adaha Qaramada midoobay ee gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxa ay kulamo la qaateen mas’uuliyiinta maamulka Galmudug, iyagoo ka wada hadlay arrimo kale duwan...
Read moreWasiirka Wasaaradda arrimaha Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa kulan magaalada Muqdisho kula qaadatay ururada bulshada rayidka ah oo ay ka wada hadeen arrimo kale duwan oo...
Read moreRa’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke booqashada uu ku tagay Isbitaalka Ordugan waxaa ku wehlinayey wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, iyagoo booqashadooda ka bilaabay qeybta ay ku jiraan...
Read moreMadaxweynaha Jamuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegey in looga baahanyahay shacabka ku dhaqan gobolka Hiiraan in ay u diyaar garoobaan sidii ay uga qeyb qaadan...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa ka codsaday dowladda iyo bulshada ku nool gobolkaasi inay ka qeyb qaataan sidii loo soo afjari lahaa colaadda u dhexeysa dadka walaalaha ah ee dhawaan ku...
Read moreKooxda Real Madrid ayaa afar dhibcood ka dhigtay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka Spain ee La Liga,ka dib markii ay 2-0 uga badisay kooxda Elche. Tababare Carlo Ancelotti ayaa caawo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho