Saturday, December 6, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno Ka Socday Hey’adaha Q.M Oo Kulan Kula Qaatay Gaalkacyo Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiishani ka socotay hey’adaha Qaramada midoobay ee gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxa ay kulamo la qaateen mas’uuliyiinta maamulka Galmudug, iyagoo ka wada hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira horumarinta deegaaannada maamulkaasi uu ka taliyo.

kulanka oo ahaa mid saxaafadu ay dibadda ka joogtay ayaa markii uu soo dhamaaday kaddib waxaa warbaahinta uga warbixiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen Duqa magaalada Gaalkacyo oo sheegay in ay ka wada hadleen sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayeen hey’adahaasi baahiya badan oo jira oo ay ka mid tahay dib u dhiska iyo horumarinta gobolka.

Related posts

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay dhiggiisa Azerbaijan

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay dhiggiisa Azerbaijan

December 6, 2025
Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum

Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum

December 6, 2025

“Waxaan isla garanay in horumarka ay ka shaqeeyaan hey’adaha maadaama laga soo gudbay xiligii quudinta loona gudbay dhinaca horumarinta, waxaana hey’adaha hor dhignay balan qaad horey ay u balan qaadeen in dadka barakacayaasha in guryo ay u dhisayaan taasi oo aanan hirgalin iyadana way balan qaadeen in wax ay ka qabanayaan” ayuu yiri Duqa Degmada Gaalkacyo.

Dhinaca kale Duqa magaalada Gaalkacyo ayaa xariga ka jaray suuq cusub oo laga hirgaliyay magaaladaasi kaasi oo loogu adeegi doono bulshada ku dhaqan halkaasi oo soo dhaweeyay suuqaasi cusub.

Previous Post

Wasiirka Haweenka Oo Kulan La Qaadatay Ururada Bulshada

Next Post

Hay’adda Daryeelka bulshada oo qaybisay Agab waxbarasho

Next Post
Hay’adda Daryeelka bulshada oo qaybisay Agab waxbarasho

Hay’adda Daryeelka bulshada oo qaybisay Agab waxbarasho

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay dhiggiisa Azerbaijan

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay dhiggiisa Azerbaijan

December 6, 2025
0

Wafdiga ka socda Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiir Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa booqasho shaqo oo rasmi...

Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum

Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum

December 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO(DOHA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qayb...

Kusimaha Madaxweynaha Dalka Oo Qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Caalamiga Ah Ee Is-Cafinta Iyo Nabadda

Kusimaha Madaxweynaha Dalka Oo Qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Caalamiga Ah Ee Is-Cafinta Iyo Nabadda

December 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Amiir Dalka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Amiir Dalka Qatar

December 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO(DOHA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Dooxa, Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In