22 Febraayo 2105, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa biladda ugu sareysa dalka guddoonsiiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo booqasho ku jooga...
Read moreMuqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgaley xaflad lagu xusayey maalinta caalamiga...
Read moreKooxda Atletico Madrid ayaa sedax dhibcood u soo jirsatay kooxda Barcelona,ka dib markii ay caawo garoonkeeda Vicente Calderon 3-0 uga badisay kooxda Almeria. Kooxda Atletico Madrid ayaa sedaxda gool dhalisay...
Read moreKooxda Manchester City ayaa garoonkeedq Etihad Stadium ku xasuuqda oo 5-0 uga badisay kooxda Newcastle United,waxana ay shan dhibcood u soo jirsatay kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska. Ciyaaryahan Sergio...
Read moreKooxda SC Paderborn ayaa waxaa garoonkeeda Energieteam Arena ku xasuuqay oo 0-6 uga badiyay kooxda Bayern Munich. Ciyaaryahan Robert Lewandowski ayaa labo ka mid ah goolasha qeybtii hore u dhaliyay...
Read moreKooxda Barcelona ayaa waxaa garoonkeeda Camp Nou 0-1 uga badiyay kooxda Malaga. Ciyaaryahan Juanmi ayaa daqiiqadii todobaad ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Malaga. Kooxda Barcelona ayaa iska qasaarisay...
Read moreKooxda Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Burnley. Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 14-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Branislav Ivanovic,sidasi ayaana...
Read moreKooxda Juventus ayaa toban dhibcood ka dhigtay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka talyaaniga,ka dib markii ay xalay 2-1 uga badisay kooxda Atalanta. Kooxda Atalanta ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii...
Read moreWaxaa magaalada London lagu qabtey xaflad si heer sare ah ay u soo diyaariyeen aqoon yahanno Soomaaliyeed laguna sii sagootinayey Dr Cabdulqaadir Wehliye Afrax oo ah gudoomiyaha Jaamacadda Capital ee...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho