Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Oo Kigali Siminaar Uga Furay Guddiga Garsoorka Ee Baarlamaanka “SAWIRRO”
Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa siminaar sare loogu qaadayo aqoontooda uga furay magaalada Kigali ee Caasimadda dalka Rwanda Guddiga Garsoorka,...
Read more









