Kulan ay isugu yimaadeen dhalinyaro ku midaysan magaca jaaliyadda Gobolka Hiiraan ee kunool Jaziiradda Malta, ayaa siwayn ugu taageerey Gudoomiyaha cudub ee Degmada Matabaan ee gobolkaasi Hiiraan, Mudane C/risaaq Maxamed...
Read moreWareega labaad ee koobka naadiyada yurub ee Champions League-ga ayaa xalay dib u biloowday,ka dib ku dhawaad labo bilood oo uu hakad ku jiray. Kooxda Paris Saint Germain ee dalka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ,Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa galabta u ambamaxay dalka Ethiopia, waxaana wafdiga Madaxweynaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ka sagootiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya...
Read moreShirka dib u heshiisiinta Beelaha Wada dega gobolada Mudug iyo Galgadduud oo ka socoda magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa maanta lagu soo bandhigay...
Read moreWasiirka cusub ee Wasaaradda warfaafinta Hidaha iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliyeed Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye isla markaana ah gudoomiyaha gudigan qaban qaabada xuska 21-ka Fibraayo ayaa maanta ka qeybgalay kulan...
Read moreMunaasabadani uu xilka kula wreegayay wasiirka cusub ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Mudane Saciid Xueen Ciid ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho, waxaana goobjoog ahaa xubo ka tirsan labada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho