Maamulka gobolka Hiiraan, ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada ku soo laa-laabtay deegaanno ka tirsan gobolkaasi, iyadoo dhanka kale uu shaaciyey in uu horumar weyn ka jiro gobolka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in la balaariyo wadatashiyada Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada ka jira dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh...
Read moreKulan uu soo qaban qaabiyay ururka Suxufiinta qurba-joogta ee dalka Kenya (SEJASS)kaasi oo loogu baroor diiqayay loogu duceynayay allaha u naxariistee Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare iyo Xasan Ciise Cali...
Read moreTaliyaha Hay,addda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya oo ay wehliyaan safiirka soomaaliya ee Kenya iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamul goboleedyada ayaa galabta booqday garooonka kubada cagta ee koonis...
Read moreMuqdihso, Feb, 06, 2015...Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa maanta ka qayb galay qado sharaf uu ku marti qaaday Imaan Maxamed Yuusuf Islow, kulan kaas qadada ah ayaa ka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa uu ka Codsaday Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia in ay Codka Kalsoonida siiyaan Xukuumada Cusub Ee uu soo Magacaabay Ra,iisul...
Read moreWarmurtiyeed Kulamadii Wadatashi ee Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Puntland, Jubbaland iyo Koofur-Galbeed. 6 Febraayo 2015, Muqdisho: Iyaga oo ka jawaabaya martiqaad...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho