Munaasabadaan casho shaarafta ah ee uu soo qaban qaabiyay maamulka Gobolka Benaadir, laguna soo dhayweynayay Madaxda Maamul Goboleedyada dalka, isla markaana ay ka qeyb galeen Madaxweynah Jamhuuriyadda Federaalka ah ee...
Read moreMagaalada Jowhar ayaa lagu soo waramayaa in goor dhow uu dab ka kacay, waxaana socda dadaallo lagu deminayo. Dabka ayaa ka kacay suuq lagu iibiyo shidaalka oo ku yaala magaalada...
Read moreBarnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa lagu falanqeeyay wadahadallada u dhaxeya madaxda Qaranka iyo kuwa maamul gobolyada dalka. Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa...
Read moreMunaasabadaan casho shaarafta ah ee uu soo qaban qaabiyay maamulka Gobolka Benaadir, laguna soo dhayweynayay Madaxda Maamul Goboleedyada dalka, isla markaana ay ka qeyb galeen Madaxweynah Jamhuuriyadda Federaalka ah ee...
Read moreXulka Ghana ayaa u soo baxay Finalka koobka qaramada afrika,ka dib markii uu 3-0 ug badiyay xulka marti galinayo koobka ee Equatorial Guinea. Xulka Ghana ayaa goolka la hor maray,waxaana...
Read moreBarnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan.
Read moreMuqdisho, Feb.5,2015....Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cali Nuur, ayaa saxaafadda u akhriyay digreeto kasoo baxday Ra'iisul Wasaaraha oo lagu magacaabay xubnaha cusub ee golaha Wasiirada Xukuumadda...
Read moreR/wasaare Cumar C/rashiid ayaa sidi la filayaba goor dhaweyd ku dhawaaqay xubnaha golihiisa wasiirrada. Hoghayaha joogtada ee xafiiska R/wasaaraha Maxamed Cali Nuur ayaa saxaafadda u akhriyay magacyada xubanaha golaha wasiirada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho