Siminaarkaan oo lagu baranayay Sida loo daweeyo Cuduradda ku dhaca Carruurta ka yar shanta sano ayaa loo qabtay ku dhawaad 100 arday oo wax ka barata qaar ka mid ah...
Read moreXarunta madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa hadda ka socda qaban qaabada munaasabadda uu R/wasaaruhu ku soo dhameeystirayo xubanaha gobolaha wasiirrada. Wariyayaasha ayaa looga yeeray madaxtooyooda si ay goob...
Read moreXiriiriyaha Arrimaha Bini’aadannimada QM ee Soomaaliya Philipe lazzarini, U qaybsanaha Soomaaliya Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO iyo Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Caafimaadka ayaa maanta booqday xarumaha ay ka socdaan Ololaha ka...
Read moreMunaasabadd lagu taageerayay Musharrax Axmed Macalin Fiqi oo u taagay qabashada xilka madaxtinimo ee Gobolda Mudug iyo Galgaduud ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah dadka ka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikg Maxamuud ayaa maanta kulan Xafiiskiisa kula qaatay Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland Jubaland iyo Koofur Galbeed Soomnaaliya kuwaas oo Maalintii shalay soo...
Read moreXarunta Daraasaadka Sare ee Jaamacadda SIMAD ayaa waxa ay maanta qabatay xaflad ay ku soo dhaweyneysay ardayda cusub ee dhawaan la diiwaan geliyay. Ardayda lasoo dhaweynayay ayaa isugu jiray dufcadii...
Read moreWasiirka magacaaban ee Difaaca soomaaliya Mudane C.qaadir Sh Cali Diini oo muddoyinkii ugu dambeeyay ku noolaa dalka Mareykanka ayaa maanta lagu soo dhaweeyay garoonka Diryaaradaha Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho....
Read moreNinkani Soomaali ayaa Xaaskiisa ku dilay Magaal yar oo ku taala Dalka Norway,waxaana la sheegay in Ninkaasi uu ku dilay xaaskiisa oo u heysay 6 caruur ah midi taasi oo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho