Munaasabad Lagu Xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Raadiyaha oo Lagu Qabtay Nairobi ” SAWIRRO”
Munaasabad balaaran oo uu soo qaban qaabiyay ururka suxufiyiinta qurba-joogta ee dalka Kenya ee (SEJASS) laguna xusayay maalinta caalamiga ee Raadiyaha ayaa maanta lagu qabtay magaalada Nairobi. Munaasabadda ayaa waxaa...
Read more










