Xulka Australia oo marti galineysay koobka qaarada Aasiya ayaa ku guuleystay koobkiisii ugu horeeyay ee Aasiya,ka dib markii uu 2-1 uga badiyay xulka South Korea. Ciyaartan oo ka dhacday magaalada...
Read moreDiyaaradaha aan cidna wadin ee Drones-ka loo yaqaan ayaa lagu soo waramayaa inay duqeyn u geysteen xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen kooxda Shabaab, halkaasi oo ka dhashay qasaare isugu jirta dhimasho...
Read moreXulka DR Congo ayaa u soo baxay Semi-finalka koobka qarmada afrika,ka dib markii uu 4-2 uga badiyay xulka Congo. Ciyaartan oo ka dhacday garoonka Estadio de Bata ayaa qeybtii danbe...
Read moreKooxda Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu 4-1 uga badisay kooxda Real Sociedad. Kooxda Real Madrid ayaa waxaa ka maqnaa weeraryankooda hogaaminaya gool dhalinta horyaalka Spain ee Cristiano Ronaldo oo uu...
Read moreKooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford 3-1 uga badisay kooxda Leicester City. Kooxda Manchester United ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 27-aad u dhaliyay ciyaaryahan Robin van Persie. Ciyaaryahan...
Read moreMuqdisho, 31 January, 2015....Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo caawa saxaafadda la hadlay ayaa uga mahadceliyey xubnaha golaha Shacabka J.F.S in ay ka aqbaleen codsigiisii ahaa in...
Read moreKooxda Hull City ayaa waxaa garoonkeeda Kingston Communications Stadium 0-3 uga badiyay kooxda Newcastle United. Kooxda Newcastle United ayaa qeybtii hore ee ciyaarta gool ku hogaamineysay,waxaana dhamu dhaliyay ciyaaryahan Remy...
Read moreSaraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ee ka howlgalla gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa tababar ku saabsan dhowridda xaquuqda aadanaha iyo kuwa kale loogu soo gabo gabeeyay magaalada Jowhar...
Read moreWasaaradda Caafmaadka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ku guuleysatay ka mid ahaanshiyaha waddamada uu Hoos uga dhacay Cudurka Duumada. Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Soomaaliya mudane...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho