Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Manchester United,Tottenham,Liverpool,Stoke,Everton iyo Sunderland oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxaha Manchester United,Tottenham,Liverpool,Stoke,Everton iyo Sunderland oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford 3-1 uga badisay kooxda Leicester City.

Kooxda Manchester United ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 27-aad u dhaliyay ciyaaryahan Robin van Persie.
Van goolVin celeVan celeVaan cele

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Van celeee

Ciyaaryahan Radamel Falcao ayaa daqiiqadii 32-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Manchester United.
Fal goolFalc celeFal celeFil CeleFalca celeFal celeeeeFal celeee

Ciyaaryahan Wes Morgan ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta goolka sedaxaad ka dhaliyay kooxdiisa Leicester City,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Own goolOwn gooolMorganMorgan cele
Ciyaaryahan Marcin Wasilewski ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka kaliya u dhaliyay kooxda Leicester City.
Marcin

Kooxda Manchester United ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta sedaxaad,waxana ay leedahay 43-dhibcood,halka kooxda Leicester City ay kamid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.

Kooxda West Bromwich Albion ayaa waxaa garoonkeeda the Hawthorns 0-3 uga badiyay kooxda Tottenham.

Kooxda Tottenham ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii todobaad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Christian Eriksen.
Erics FreeEric freeEric goolEric celeEricson Cele

Ciyaaryahan Harry Kane ayaa daqiiqadii 15-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Tottenham,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Kane goolKane CeleKane cele 1

Ciyaaryahan Harry Kane ayaa daqiiqadii 64-aad ee ciyaarta gool sedaxaad oo rigoore ahaa u dhaliyay kooxda Tottenham.
Kane PenKane cele 2

Kooxda Tottenham ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uag jirto kaalinta shanaad,waxana ay leedahay 40-dhibcood,halka kooxda West Bromwich Albion ay horyaalka uga jirto kaalinta 15-aad,iyadoo leh 22-dhibcood.

Kooxda Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield 2-0 uga badisay kooxda West Ham United.

Labada kooxood ayaana wax gool ah iska dhalin qeybtii hore ee ciyaarta.

Kooxda Liverpool ayaa bilowgii qeybtii danbe ee ciyaarta gool dhalisay,waxaana u dhaliyay ciyaaryahan Raheem Sterling.
Rahe goolRah goolRahe cele

Rahee cele

Raheeem cele

Raheem celeRa cele

Ciyaaryahan Daniel Sturridge oo ka soo laabtay dhawaac uu ku maqnaa mudo shan bilood ah ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Liverpool.
St subStu goolStur gool

Stur goool

Sturid goolStur celeSturii cele
Kooxda Liverpool ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta todobaad,waxana ay leedahay 38-dhibcood,halka kooxda West Ham ay horyaalka uga jirto kaalinta sideedaad,iyadoo leh 36-dhibcood.

Kooxda Stoke City ayaa garoonkeeda Britannia Stadium 3-1 uga badisay kooxda Queens Park Rangers.

Kooxda Stoke City ayaa waxaa qeybtii hore ee ciyaarta labo gool u dhaliyay ciyaaryahan Jonathan Walters.
Wal gool 1

Walt cele 2

Walt gool 2

Walte celee 2

Ciyaaryahan Niko Kranjcar ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta gool u dhaliyay kooxda Queens Park Rangers,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Niko goolNiko cele

Ciyaaryahan Jonathan Walters ayaa dhamaadkii qeybtii danbe ee ciyaarta goolka sedaxaad hat-trick u dhaliyay kooxda Stoke City.
Walters gool 3Walters celeee 3Walters 3Cele 3
Kooxda Stoke City ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto sagaalaad,waxana ay leedahay 32-dhibcood,halka kooxda Queens Park Rangers ay kamid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.

Kooxda Crystal Palace ayaa waxaa garoonkeeda Selhurst Park 0-1 uga badiyay kooxda Everton.

Kooxda Everton ayaa daqiiqadii labaad ee ciyaarta gool ay ku badiyeen waxaa u dhaliyay ciyaaryahan Romelu Lukaku.
goolLuka celelu celeLuka celeeeecelee

Luk cele

Luka celeeeee

Lukaku cele

Rom

Kooxda Everton ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta 12-aad,waxana ay leedahay 26-dhibcood,halka kooxda Crystal Palace ay horyaalka uga jirto kaalinta 13-aad,iyadoo leh 23-dhibcood.

Kooxda Sunderland ayaa garoonkeeda Stadium Of Light 2-0 uga badisay kooxda Burnley.

Kooxda Sunderland ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 20-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Connor Wickham.
Wic gool

Ciyaaryahan Jermain Defoe oo dib ugu soo laabtay horyaalka ingiriiska ayaa goolkiisii ugu horeeyay u dhaliyay kooxda Sunderland,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Defoe celeDefo celedef cele
Kooxda Sunderland ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta 14-aad,waxana ay leedahay 23-dhibcood,halka kooxda Burnley ay horyaalka uga jirto kaalinta 17-aad,iyadoo leh 20-dhibcood.

Previous Post

RW. Cumar: “ Codsiga 10 maalmood wuxuu ahaa mid ka turjumaya tixgalinta talooyinka Baarlamaanka iyo dhamaystirka Xukuumadda”

Next Post

Real Madrid oo Ka Adkaatay Kooxda Real Sociedad “SAWIRRO”

Next Post
Real Madrid oo Ka Adkaatay Kooxda Real Sociedad “SAWIRRO”

Real Madrid oo Ka Adkaatay Kooxda Real Sociedad “SAWIRRO”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐥𝐚 𝐜𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐥𝐚 𝐜𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝

August 2, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-xidigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Magacaabistan...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐃𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧-𝐢𝐬-𝐰𝐞𝐲𝐝𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐅𝐮𝐝𝐮𝐝𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 (𝐍𝐓𝐅𝐂)

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐃𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧-𝐢𝐬-𝐰𝐞𝐲𝐝𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐅𝐮𝐝𝐮𝐝𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 (𝐍𝐓𝐅𝐂)

August 2, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatiijiyadda iyo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In