Wakiilka Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha bani aadannimada ee Soomaaliya, Philipe Lezzerini ayaa ka dayriyay xaaladda bani aadanimo ee ka jirta dalka Soomaaliya. Lezzerini oo shir jaraa’id maanta ku qabtay...
Read moreCaruurtaan Soomaalida ah ayaa waxaa ay waalidiintoodii ka maqan yihiin mudo dhowr sano ah, ayaa lagu soo bandhigay dalka Kofur Africa, kadib markii la ogaaday cidda heysa. Afartii sano ee...
Read moreKooxda Crystal Palace oo ka ciyaarta horyaalka Premier League-ga ayaa kooxda Queens Parka Rangers kala soo wareegtay ciyaaryahan Jordon Mutch. Ciyaaryahan Jordon Mutch ayaa lacag dhan £5.75million ugu soo biiray...
Read moreDanjiraha Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, James P. McAnulty ayaa maanta soo dhaweeyay Golaha Wasiirrada ee Talaadadii uu ku dhawaaqay R/wasaaraha Soomaaliya, mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke. War-saxaafadeed ka soo baxay...
Read moreMuqdisho, 29 Janaayo 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay ku dhawaaqidda Golaha Wasiirada Federaalka cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal...
Read moreXulka Guinea ayaa u soo baxay wareega labaad ee Koobka Qaramada Afrika,ka dib markii ay qori tuur kaga guuleysteen xulka Mali oo ka haray koobka qaramada afrika. Labada kooxood ayaa...
Read moreGudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magalada Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Xariga Ka jaray 333 nal oo Ku shaqeynaya Cad Ceeda, kuwaasi oo lagu Xirayo Wadada Warshadaha. Guddoomiye Muungaab oo ay...
Read moreMuddo 25 sano kaddib ayaa Soomaaliya waxa ay ka qeyb gashay bandhiga buugaagta Caalamiga oo sanadkiiba mar lagu qabto magaalada Qaahira ee dalka Masar, iyadoo bandhigaasi ay ka qeyb galeen...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho