Madaxweynaha: “Halaga wada shaqeeyo horumarka dalka”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in la balaariyo wadatashiyada Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada ka jira dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh...
Read more










