Kooxda Juventus ayaa toban dhibcood ka dhigtay dhibcaha ay ka sareyso kooxda Roma oo kaalinta labaad uga jirto horyaalka talyaaniga,ka dib madkii ay caawo garoonkeeda Juventus Stadium 3-1 ug badisay...
Read moreXulka DR Congo ayaa ku soo baxay kaalinta sedaxaad ee koobka qaramada afrika,ka dib markii uu rigoorayaal 4-2 ah uga badiyay xulka Equatorial Guinea oo marti galinayo koobka. Ciyaartan oo...
Read moreBarnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan.
Read moreXubnahani ka tirsan guddiga Farsamada ee maamul u sameynta gobolada Dhexe ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusa mareebe ee xarunta maamulka gobolka Galgaduud, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladaasi, waxaana...
Read moreMunaasabani oo lagu soo bandhigay agabka dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxaa soo qabanqaabisay xarunta dhaqanka Cadaado ee Zamzam, iyadoo ay ka soo qaybgaleen Abwaanno, madax dhaqameed iyo marti sharaf kale. Xaawo...
Read moreWafdi uu hogaaminayay Ra’isul wasaaraha Dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn oo gaaray Magaalada Jabuuti ayaa kulamo la qaatay madaxda dalkaasi oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo...
Read moreKooxda Aston Villa ayaa waxaa garoonkeeda Villa Park 1-2 uga badiyay kooxda Chelsea. Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii sideedaad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Eden Hazard,sidasi ayaana...
Read moreDhaqaatiirta Cisbitalka Kaamil ayaa ku guuleystay ineey qalliin maskaxda ah ku sameeyaan gabadh yar oo maskaxda dhiig uga furmay. Cisbitalka Kaamil oo ka yaala degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho