Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad Lagu Soo Bandhigayay Muhiimada Dhaqankeena Oo Cadaado Lagu Qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabad Lagu Soo Bandhigayay Muhiimada Dhaqankeena Oo Cadaado Lagu Qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabani oo lagu soo bandhigay agabka dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxaa soo qabanqaabisay xarunta dhaqanka Cadaado ee Zamzam, iyadoo ay ka soo qaybgaleen Abwaanno, madax dhaqameed iyo marti sharaf kale.

Xaawo Abtidoon Kadiye oo ah maamulaha xaruntan ayaa sheegtay in dhowrkii sano ee la soo dhaafay ay xoogga saareen soo nooleynta dhaqanka Soomaaliyeed, ayna hayaan inta badan agabkii dhaqanka.

Related posts

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

February 16, 2026
Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

February 16, 2026

Suldaan C/casiis Cumar Daad oo ka mid ahaa madax dhaqameedkii munaasabadani ka soo qaybgalay ayaa sheegay in agabkan uusan sanado badan arkin, sidoo maamulka xaruntani ayuu ku amaanay sida ay u ilaaliyeen in uusan lumin hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Bulshada Soomaaliyeed ayaa leh dhaqan fac weyn oo astaan u ah, balse sanadihii burburka ayuusan helin horumarin, taas oo keentay in dhalinyaro badan oo waqtigan jooga aysan aqoon u laheyn.

DSC01689

DSC01693

DSC01695

DSC01697

DSC01698

DSC01701

DSC01702

DSC01703

DSC01704

DSC01705

DSC01705_1

DSC01708

DSC01709

DSC01711

DSC01716

Previous Post

Madaxweynaha Jabuuti Iyo Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Oo Kulan Kuwada Qaatay Jabuuti Kana Hadlay Arrimo Kale Duwan

Next Post

Xubnaha Guddiga Farsamada Ee Maamul U Sameynta Mudug Iyo Galgaduud Oo Gaaray Dhuusa Mareeb

Next Post
Dhalinyarada degmada Dhuusamareeb oo hogaan cusub doortay

Xubnaha Guddiga Farsamada Ee Maamul U Sameynta Mudug Iyo Galgaduud Oo Gaaray Dhuusa Mareeb

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

February 16, 2026
0

Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (WQM&HDH) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Xoojinta...

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

Somalia Congratulates Serbia on Statehood Day

February 16, 2026
0

The Federal Government of the Federal Republic of Somalia extends its warm congratulations to the Government and people of the...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay kulan wadatashi ah

NCA Holds Consultation on Telecom Consumer Protection Regulation

February 16, 2026
0

The National Communications Authority (NCA) held a one-day stakeholder consultation to review and gather feedback on the draft Telecom Consumer...

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

February 16, 2026
0

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Serbia munaasabadda Maalinta Qaranimada ee ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In