28 January 2015, Mogadishu: Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadley istaraatiijiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhinaca la dagaalanka argagixisada, iyo saameynta barnaamijkani ku leeyahay goosashada xawliga ah...
Read moreKooxda Lazio ayaa u soo baxday semifinal-ka Coppa Italia,ka dib markii ay 1-0 uga badisay kooxda AC Milan. Ciyaaryahan Lucas Biglia ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta goolka guusha oo...
Read moreKooxda Chelsea ayaa u soo baxday Finalka koobka Capital One,ka dib markii ay lugtii labaad 1-0 uga badisay kooxda Liverpool. Ciyaarta oo ka dhacday garoonka Stamford Bridge ayaa waqtigii loogu...
Read moreXulalka Aljeriya iyo Ghana ayaa u soo baxay wareega labaad ee koobka qaramada afrika. Xulalka Aljeriya iyo Ghana ayaa ka kala badiyay xulalka Koonfur afrika iyo Senegal oo ay ku...
Read moreMuqdisho, 27, Jan, 2015. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke ayaa caawa ku dhawaaqay Golaha Wasiirada, kadib wadatashi uu la yeeshay madaxweynaha, gudoonka baarlamaanka, xildhiibanada iyo bulshada qaybaheeda...
Read moreAnigoo ku hadlaya magaca Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud, kan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke iyo kan Dowladda Soomaaliya, Wasaaradda Warfaafinta waxey soo dhoweyneysaa hadalka...
Read moreMunaasabadaan lagu taageerayay waxqabadka Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe oo ka mid ah bahda Jaamacadda SIU, ayna soo qaban qaabiyeen ardayda Jaamacadda, gaar ahaan kuliyadda siyaasadda iyo culuumta bulshada ayaa waxaa...
Read moreShirkan looga hadlayay arimaha xuquuqul insaanka Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qeyb galay Sii-hayahay wasiirka Warfaafinta Soomaaliya,Sii-hayaha wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya,Guddi ka socday golaha xuquuqul insaanka ee...
Read moreAnigoo ah Zakriya Ismaaciil Xirsi – Zaki ku magac dheer. Maanta oo ay taariikhdu tahay 27 Jan 2015 (Talaado), Sidaad la socotaanba waxaan ahaan jiray xubin ka tirsan ururka Alshabaab....
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho