Xulka Ivory Coast oo u Soo Baxay Finalka Koobka Qaramada Afrika “Sawirro”
Xulka Ivory Coasta ayaa u soo baxay Finalka koobka qaramada afrika,ka dib markii 3-1 uga badiyay xulka DR Congo. Xulalka DR Congo iyo Ivory Coast ayaa ciyaartii koowaad ee Semi-finalka...
Read more











