Xarunta Daraasaadka Sare ee Jaamacadda SIMAD ayaa waxa ay maanta qabatay xaflad ay ku soo dhaweyneysay ardayda cusub ee dhawaan la diiwaan geliyay. Ardayda lasoo dhaweynayay ayaa isugu jiray dufcadii...
Read moreWasiirka magacaaban ee Difaaca soomaaliya Mudane C.qaadir Sh Cali Diini oo muddoyinkii ugu dambeeyay ku noolaa dalka Mareykanka ayaa maanta lagu soo dhaweeyay garoonka Diryaaradaha Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho....
Read moreNinkani Soomaali ayaa Xaaskiisa ku dilay Magaal yar oo ku taala Dalka Norway,waxaana la sheegay in Ninkaasi uu ku dilay xaaskiisa oo u heysay 6 caruur ah midi taasi oo...
Read moreCiidamada Ammaanka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo ka wada magaaladaasi, iyadoo howlgaladaasi lagu baadi goobayo maleeshiyaad habeen hore weerar ku qaaday saldhiga ku yaala magaalada...
Read moreCiidamadani isku dhafka ah ee dalalka geeska Africa ka socda ee loogu talo galay ilaalada xeebaha ayaa tababar loogu soo gaba gabeeyay magaalada Jibuuti kuwaa oo mudo todobaad ah tababar...
Read moreGolaha amaanka ee Qaramada midoobay kulan ay ku yeesheen magaalada New yorka ee Dalka Mareykanka ayaa ka hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira xaaladda dalka iyo howgalada ay iska...
Read moreKooxda Real Madrid ayaa afar dhibcood ka dhigtay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka Spain ee La Liga,ka dib markii u baaqday ay caawo garoonkeeda Santiago Bernabeu 2-1 uga badisay kooxda...
Read moreKooxda Liverpool oo ka ciyaarta Premier League-ga ayaa u soo baxday wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka,ka dib markii ay 2-1 uga badisay kooxda Bolton Wanderers oo lagu ciyaarayay garoonkeeda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho