Roma oo Bareejo La Gashay Kooxda Empoli
Kooxda Roma ayaa garoonkeeda Olimpico Stadium barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Empoli. Kooxda Empoli ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 39-aad ee ciyaarta goolka oo rigoore ahaa u dhaliyay...
Read more











